Goobjoog

Dhageyso: MW Shariif Xasan Muxuu Ku Sababeeyay Iscasilaaddiisa?

Madaxweynihii ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada kana haray tartankii doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed oo loo madlan yahay 17-ka bishani Shariif Xasan ayaa ka hadlay sababaha ku riixay inuu…

Dhageyso: MW Shariif Xasan Muxuu Ku Sababeeyay Iscasilaaddiisa?

Madaxweynihii ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada kana haray tartankii doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed oo loo madlan yahay 17-ka bishani Shariif Xasan ayaa ka hadlay sababaha ku riixay inuu tanaasulkani sameeyo.

Hadalkani hoose ayuu maanta jeediyay markii uu ku dhawaaqay iscasilaaddiisa.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

GOOBJOOG NEWS

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments