Goobjoog

Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan. Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka…

Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan.

Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka November  2018-ka, iyaga oo u sababeeyey si loo dhameystiro guddiga doorashada.

In ka badan 15 murashax ayaa u taagan tartanka doorashada, inkasta uu ka haray madaxweynihii maamulkaasi Sharif Xasan Sheekh Aadan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments