Goobjoog

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Seybiyaano, Muqdisho

Garaad Yaasiin, oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay agagaarka xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Marxuum Garaad Yaasiin ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda…

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Seybiyaano, Muqdisho

Garaad Yaasiin, oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay agagaarka  xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Marxuum Garaad Yaasiin ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda Signjet  ee daabacaadda.

Wararka waxaa ay intaas ku darayaan  inay raggii dilka geystay ay ka qaateen Mobil uu watay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments