Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho.
Ajendaha maanta ee kulanka golaha shacabka ayaa ahaa akhrinta Saddexaad ee hindise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka Siyaasiyiinta.
Waxaa kulankan maanta soo xaadiray 170 mudane iyadoo uu shir guddoominayey Mudane Mursal Maxamed Sheekh.




From the comments