Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah Ee 2019
				Sheeko:Baarlamaanka			
			 
		Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow cod wada ogol ah ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2019.
174 Xildhibaan ayaa ogolaaday, ma jiro Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta miisaaniyadda dowladda 2019.
Wararkan oo faah-faahsan kala soco Goobjoog News
Goobjoog News