Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in khilaafka Labada gole ee baarlamaanka uu dalka u keeni karo dib u dhac ballaaran.
Waxa ay sheegeen in muhiim ay tahay iney si is faham ah ku xalliyaan wax walbo oo la kala tabanayo.
Aqoonyahannada ayaa sheegaya in wadashaqeynta Labada aqal ay muhiimad weyn u leedahay habsami u socodka howlaha qaran ee dalka.




From the comments