Senator C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in doorashadii madaxweynaha ee maanta ka dhacday Puntland ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana xalaal ah.
Wuxuu sheegay in xildhibaannada Puntland ay doorteen shaqsi ku haboon in Shanta sano ee soo socota hoggaamiyo Puntland.
Wuxuu tilmaamay in Dani uu wax badan ka qaban doono Puntland, islamarkaana loo baahan yahay in dadka uu ka saaro dhibaatada haysa.




From the comments