Maamulka gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay ka wada shaqeeyaan amniga, gaar ahaan deegaannada xiga dhanka xuduudda.
Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ah guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in aanu jirin wadashaqeyn ka dhaxeysa Labada dhinac, sidaasi darteedna loo baahan yahay in la wada shaqeeyo.
Dowladda Kenya ayuu sheegay in dowladda Soomaaliya guud ahaan aanay kala shaqeyn arrimaha ammaanka, balse loo baahan yahay in iskaashi amni la sameysto.




From the comments