Goobjoog

Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka?

Waxaa goordhow furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo arrimo badan looga hadlayo. Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka mudane C/weli…

Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka?

Waxaa goordhow furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo arrimo badan looga hadlayo.

Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Halkan Ka Akhriso Jaendaha:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments