Goobjoog

Maxaa Looga Hadli Doonaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka?

Maanta oo Arbaco ah ayeey xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxa ay kulan ka mid ah kuwooda caadiga ah ku leeyihiin xaruntooda Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah…

Maxaa Looga Hadli Doonaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka?

Maanta oo Arbaco ah ayeey xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxa ay kulan ka mid ah kuwooda caadiga ah ku leeyihiin xaruntooda Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah akhrinta Koowaad ee wax ka bedalka sharciga Iibka Qaranka oo maanta la horgeynayo golaha shacabka.

Kulanka ayaa la filayaa in si habsami leh u qabsoomo, iyadoo Isiintii ay xildhibaannadu meelmariyeen sharciga Batroolka dalka.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments