Wasiirrada arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiha ee dalalka IGAD ayaa waxaa uu shalay kulan uga furay caasimadda Itoobiya.
Dadkaasi Adis Ababa ku sugan waxaa ka mid aha danjire Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya.
kulankan oo gaar ah, waa kii 68aad ee golaha Wasiirrada IGAD, waxaana looga hadlay xaaladda dalka koonfurta Suudaan.




From the comments