1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dhuusamareeb Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wasiirka iyo wafiga la socda ayaa waxaa…