Golaha Aqalka sare Oo Maanta Ka Madlaya Hindise Sharciyeedyo uu ka Mid Yahay Hindise-Sharciyeedka Shidaalka
Sheeko:Baarlamaanka
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta lagaga hadlo hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo horay ay u soo ansixiyeen Golaha Shacabka ee BJFS .
Ajandayaasha uu Golaha Aqalka sare Maanta ka hadlaya ayaa waxaa ka mid ah, Akhrinta 1-aad ee hindise-sharciyeedka Shidaalka (Bartoolka), Akhrinta 1-aad ee hindise sharciyeedka hawlgabnimada, iyo sidoo kale xaqsiinta iyo hibooyinka xubnaha Ciidamada Qalabka sida.
Goobjoog News