U bood dhigaalka

Xukuumadda Federaalka Ah Oo Sheegtay in Aaney Aqoonsaneen Doorashooyinka Jubbaland

Ogoosto 22, 2019

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in aaney aqoonsaneen natiijada doorashooyinka ka dhacay Kismaayo.

Hadda, Halkan Ka Akhriso:

Goobjoog News