Guddiga Diyaarinaya Sharciga Doorashada oo Ku sii-jeeda Garoowe
Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland....
Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland....
Waxaa xalay qarax lala eegtay gaari uu lahaa Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow iyada oo halkaasi ka dhasheen dhimashada 3 ruux uu ku jiro darawalkiisa....
Madaxda xariirka kubbadda cagta kubbadda cagta Soomaaliya ayaa juhdi iyo waqti badan ku bixiyay dhisidda da’yarta xulkeena oo markii ugu horeesay ka...

