Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey
Sheeko:Baarlamaanka
Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in kulankan uu furmi doono 9-ka bishan October ee 2019.
Mudanaayasha golaha shacabka, waxaa u yaalla shaqooyin badan oo muhiim ah, lagana doonayo in si dhaqsi ah ku qabtaan.
Goobjoog News