U bood dhigaalka

Guddoomiye Abshir oo Shir Guddoomiyey Golaha Wakiilada Jubbaland

Oktoobar 14, 2019

Guddoomiye ku xigeenka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey golaha wakiilada  dowlad gobaleedka Jubbaland.

Guddoomiye Abshir ayaa horay u sheegay inuu Kismaayo u tagay inuu la kulmo golaha wakiilada oo ka mid ah meeshii laga soo doortay senatorada aqalka sare.

Sawirro:

Goobjoog News