U bood dhigaalka

Guddiga Farsamada Oo Gaaray Galmudug

Oktoobar 23, 2019

Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb guddiga farsamada ee maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug .

Arrintan ayaa imaaneysa 24 saac uun markii uu guddi kale oo farsamo ku dhawaaqay madaxa xukuumadda Sheekh Shaakir.

Goobjoog News