Goobjoog

Waqtiga Doorashada Madaxweynaha iyo Wakiilada Galmudug oo lagu Dhawaaqay

Guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwad ku saabsan hanaanka iyo waqtiga doorashada wakiilada iyo mida Madaxweynaha. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddiga…

Waqtiga Doorashada Madaxweynaha iyo Wakiilada Galmudug oo lagu Dhawaaqay

Guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwad ku saabsan hanaanka iyo waqtiga doorashada wakiilada iyo mida Madaxweynaha.

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddiga ayaa lagu xusay in dhismaha Galmudug lagu soo gaban gabeen doono ilaa 9- January 2020-ka maalinkas oo ku beegan maalinta la dooran doono Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Halkaan ka  Akhriso.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments