Goobjoog

Mooshin Maqaamka Muqdisho Ah oo La Horgeeyey Golaha Shacabka

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo boqol kor u dhaafaya ayaa guddoonka golaha u gudbiyey mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho. Xildhibaannada ayaa qoraalkooda ku sheegay…

Mooshin Maqaamka Muqdisho Ah oo La Horgeeyey Golaha Shacabka

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo boqol kor u dhaafaya ayaa guddoonka golaha u gudbiyey mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho.

Xildhibaannada ayaa qoraalkooda ku sheegay in arrintanay khuseyso dastuurka kmg ah qodobka 9aad taas oo lagu sheegay in caasimadda maqaamkeeda go’aan looga gaari-doonno dib u eegista dastuurka.

Arrinta maqaamka Muqdisho ayaa waxaa muuqato iney galeyso weji cusub, xildhibaannada baarlamaanka ay kutlad u sameeyey arrinkan.

Wararkan kala soco halkan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments