U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka

Jannaayo 4, 2020

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Waxa uu ajendaha kulankan maanta yahay, u codeynta Heshiiska damaanad qaadka maalgashiga darafyada badan.

Akhrinta Saddexaad ee wax ka bedalka sharciga duulista rayidka ee hawada.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News