Waxaa goordhow uu qarax ka dhacay bar kontorool uu ku taalo isgoyska Sayidka ee bartamaha Magaalada Muqdisho.
Qof Goobjooge oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay inuu qaraxu ahaa gaari isla markaana uu ka dhacay goob dad badan joogeen.
Goobta waxaa ku sugan hey’adaha amniga oo waxaa socdo baaris iyo gawaariga gargaarka oo khasaaraha qaadaya.




From the comments