Maxamed Nuur Gacal oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug
Sheeko:Baarlamaanka
Waxaa hadda dhamaatay tirinta codadka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug, waxaana codadka ugu badan helay Maxamed Nuur Gacal.
Gacal oo horay uga tirsanaa xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheye ayaa waxaa uu ku guuleystay wareegga 1-aad ee doorashada.
Natiijada:
- Maxamed Nuur Gacal: 54 cod
- Cabdinaasir Aden Cusmaan: 34
- Iyo Cod Halaabey;
La soco, doorashooyinka xiga.
Goobjoog News