Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay degmada Hodan ee gobalka Banaadir.
Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray gaari uu lahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaalya ayaa waxa uu si gaara uga dhacay Xaafada Taleex gaar ahaa carwadii hore ee qaranka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Sida goobjoogayaal ay inoo xaqiijiyeen qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay darawalkii gaariga iyo qof shacab ah oo wadada marayay.




From the comments