Goobjoog

Kenya: Al-shabaab oo Gubtay Labo Gaari

Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa la sheegayaa in axaddii ay gubeen labo gaari oo nooca dhismaha ah. Weerarkan aya waxaa uu ka dhacay meel u dhow H Young &…

Kenya: Al-shabaab oo Gubtay Labo Gaari

Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa la sheegayaa in axaddii ay gubeen labo gaari oo nooca dhismaha ah.

Weerarkan aya waxaa uu ka dhacay meel u dhow H Young & Co’s camp uu ka tirsan  Lamu County, gawaaridan ayaa waday shaqada dhismaha waddo 135 kilometre oo isku xirta Lamu-Garsen .

Duqa  Lamu Irungu Macharia ayaa sheegay  in ilaa 4 nin oo hubeysan ay si gaadmo ah ku gubeen kadibna ay duurka galeen.

Wax Khasaare ah lama sheegin, laakin wararka waxaa ay sheegaan in ciidamada ammaanka ay xoojiyeen dhaq-dhaqaaqa ciidan ee goobta.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments