Goobjoog

Degdeg: Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi. Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir. Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari…

Degdeg: Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi.

Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir.

Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari ku maamulayay dalka Masar muddo ku siman 30- sanno.

Xusni Mubaarak waxaa sannadkii 2011-kii xilka ka tuuray militariga kaddib kacdoonkii ka dhacay dalkaas.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments