Goobjoog

Galmudug: Gaalkacyo oo Yeelaneyso Gole Deegaan

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa…

Galmudug: Gaalkacyo oo Yeelaneyso Gole Deegaan

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa in muddo 90-shan cisho  ah ay ku soo dhisaan golaha deegaanka cusub ee magaalada Kaalkacyo.

                                                                  Halkaan ka Akhriso

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments