Akhriso: Taariikh Nololeedka Dr. Yuusuf Hiraabe oo u Geeriyoodey Covid 19
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaan maanta magaalada Muqdisho Covid 19 ugu geeriyoodey Dr. Yusuf Axmed Hiraabe oo si aad ah looga yaqaanno magaaada.
Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhdiisa oo Kooban:
Dr. Yusuf Axmed Hiraabe, waxaa uu ku dhashay Xamar sanadkii 1958-ddii.
Waxaa uu waxbarashada hoose/ dhexe ka dhameeyey Xamar Jabab halka sare uu ka dhigtay Howl-wadaag: 1979-kii.
Jaamacadda waxaa uu dhigtay umadda, gaar ahaan kuliyadda Luqadaha(Carabi, Ingiriis) 1989-kii.
Dhanka kale, 1993-95: waxaa uu dhiganayey Machad Kharduum ee dowli ah, waxaa uu Master ka sameeyey Carabi,.
Dr. Yusuf Axmed Hiraabe, waxaa uu 2012-dii PHD oo dhanka waxbarashada ah ka qaatey Jaamacadda Niileyn, ee Suudaan.
Shaqo:
- Somali Marine: Maamulka ka tirsanaa
- New Afrika, Kormeere
- Samafalka: 1998-99. Shabeelooyinka iyo Hiiraan.
- 2006-2011: Jaamacadda Niileyn.
- 2012: 4 sano, madax ka ahaa Daar Al-Xikma.
Waxaa uu sidoo kale uu ka tirsanaa kooxda Saaciduun Bil Xaq.
Gooboog News