Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo Qoraal Kasoo Saarey Heshiisyada Galmudug iyo Jubbaland Abriil 24, 2020 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyay heshiisyada siyaasadeed ee Galmudug iyo Jubbaland.