Al-shabab ayaa soo bandhigtay askar ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland oo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeen, waxaana askartaan lagu soo bandhigay gobolka Jubbada hoose.
Ciidamada lasoo bandhigay ayaa ku sugnaa Saldhig ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Magaalada caasimadda ah ee Kismaayo.
Alshabab ayaa ku sheegtay tirada askartaan isa soo dhiibtay ilaa 5 askari kuwaas oo la soo goostay hubkooda iyaga oo sidoo kale shaaciyey magacyada askartaan.




From the comments