Goobjoog

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran. Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran.

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankan gaarka ah la yeeshay guddoonka golaha shacabka.

Kulanka waxaa looga hadlay arimaha  quseeya doorashooyinka dalka ee 2020-2021, iyo Cudurka halista ah ee COVID-19 iyo guud ahaan siyaasadda dalka.   

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments