Baarlamaanka Aqalka Sare oo Saaraya Guddi Dhexdhexaadiya DF iyo Dowlad Goboleedyada Juun 9, 2020 Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News