U bood dhigaalka

Golaha Aqalka Sare Oo Warmurtiyeed Ka Soo Saaray Qabsoomida Doorasho Heshiish Lagu Yahay

Juun 9, 2020
Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada.
Halkan Ka Daawo Warbixin Koobaysa Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Aqalka Sare