Daafaca Xulka Soomaaliya Maxamuud Cali Maxamuud Ayaa Ku Biiray Koox Ka Dhisan England

Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK. Halkan…

Daafaca Xulka Soomaaliya Maxamuud Cali Maxamuud Ayaa Ku Biiray Koox Ka Dhisan England

Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments