
Axmed Cumar Islaw oo ah wasiirka ku xigeenka wasaarada ciyaaraha ayaa goor sii horeeyay uu la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in wasaarada aysan ka soconin wax shaqo horomar la’aanta ka jirtana ay masuul ka tahay wasiirka Khadiijo Diiriye.

Dad badan oo la socoda soo kabashada ciyaaraha dalka ayaa ku hamaniyay in Wasiirada Khadiij ay soo kordhiso wax badan oo guulaha u ah wasaarada ciyaaraha,balse waxa ay nasiib daro ku tilmaameen in uu waqtigii uu ka lumiyay,maadaama shaqooyinkii laga sugayay ay u weecisay dhinaca siyaasada.





From the comments