U bood dhigaalka

Muuqaal:-Sida Loo Maamulay Kursi Deegaan Doorashadiisu Tahay Degmada Baardheere Ayaa Cabasho Lagu Muujiyay

Juun 21, 2020
Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay.