Goobjoog

Muqaal:-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo Golaha Shacabka Faah Faahin Ka Siiyay Xeerka Gaarka Ah Ee Habraaca Kuraasta Somaliland

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo ah guddoomiyaha guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka siiyay xildhibaanada golaha shacabka xeerka gaarka ah ee habraaca…

Muqaal:-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo Golaha Shacabka Faah Faahin Ka Siiyay Xeerka Gaarka Ah Ee Habraaca Kuraasta Somaliland

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo ah guddoomiyaha guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka siiyay xildhibaanada golaha shacabka xeerka gaarka ah ee habraaca Kuraasta Somaliland

Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments