U bood dhigaalka

Xildhibaan Cabdi Cali “Xeerkan Waa In La Waafajiyaa Dhaqanka Soomaaliland”

Juun 22, 2020

Xildhibaan Cabdi Cali oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyinka la waa waafajiyaan dhaqanka Soomaaliland

Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka