U bood dhigaalka

Xildhibaan Canab “Kuraasta Dir Hala Yiraahdo Ee Yaan La Dhihin Kuraasta Gobolada Waqooyi”

Juun 22, 2020

Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Ay Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka