U bood dhigaalka

Muuqaal:-Baarlamaanka Puntland Oo Xukuumadda Ugu baaqay Inaysan Ka Qaybgalin Shirka Madaxwayne Farmaajo Ku Baaqay

Juun 29, 2020

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xukuumadda ugu baaqay inaysan ka qaybgalin Shirkii Madaxwayne Farmaajo ku baaqay ee u dhaxeeya Dowladda Fedraalka iyo Maamul Goboleeedyada.

Halkan Ka War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Wakiillada Puntland