U bood dhigaalka

Xisbiga Gurmad oo Sheegay in Guddiga Doorashada Ku Milmeen Siyaasadda

Juun 29, 2020

Xisbiga Gurmad oo qoraal kasoo saaray hadaljeedinta Xaliimo Yarey ee golaha shacabka ayaa sheegay in guddiga doorashada uu ku milmay siyaasadda iyaga oo intaa raaciyey in warbixintoodu ay sharci darro ah isla markaana u golol xaareyso muddo kororsi.

 

Goobjoog News