Goobjoog

Maamulka Cusub Ee Maxkamadda Banaadir oo u Yeeray Weriye Cabdicasis Gurbiye

Maamulka Cusub ee maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeeray agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group ahna tifaftiraha guud Cabdi Casis Axmed Gurbiye. Mr. Cabdicasis Gurbiye waxaa la ballamiyey in garnaqsigiisa dacwadda…

Maamulka Cusub Ee Maxkamadda Banaadir oo u Yeeray Weriye Cabdicasis Gurbiye

Maamulka Cusub ee maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeeray agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group ahna tifaftiraha guud Cabdi Casis Axmed Gurbiye.

Mr. Cabdicasis Gurbiye waxaa la ballamiyey in garnaqsigiisa dacwadda loo heysto la dhageysan doonno July 7, 2020 oo ku beegan talaadada soo socota.

Gurbiye ayaa horay waxaa loo xiray 14-kii April, laguna soo daayey dammaanad 5 maalin markii uu xabsiga dhexe ku jiray. Hadda waxaa uu dibadda joogay ku dhowwaad 80 maalin.

Wararkan kala soco halkan

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments