Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in y kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee maagalada Muqdisho.
Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay Saddex qodob oo kala ah 1. Codeynta H/Sh Mihanadlayaasha Caafimaadka 2. Akh2aad H/Sh qareemadda Soomaaliyeed.
Godddoonka gol;aha ayaa Xildhibaanada waxaa uu xalay waxaa ku wargeliyay in uu jiro kulan, isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaan kulanka, si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka horyaalla.




From the comments