Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka,
Kulanka ee uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Shiekh Ibraahim Muudeey iyo guddomiye ku Xigeenka labaad ee golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad.
Waxa Ogalaatay 137 Mudane waxa ka aamustay 1 Waxa Diiday 5 Sidaas ayuu Ku meelmaray Sharcigaan.




From the comments