Ururada bulshada rayidka ah ayaa kulmo gooni gooni ah la kala qaatay guddoonka labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, oo maalmihii dambe uu dhex yaallay khilaaf ka dhashay xeerarka doorashooyinka dalka.
Ururuuda ayaa kulankii hore la qaatay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraxmaan, labada dhinac ayaa islula gorfeeyey arrimaha la xirrira doorashooyinka iyo halka golaha ay wax u marayaan .
Urururada bulshada rayodka ah ayaa sidoo kale la gulmar guddoomiyaha Aqlka sere Cabdi Xaashii iyo ku-xigeenkiisa 1-aad Abshir Maxamed Axmed, waxaana ay kala hadleen in muhiim ay tahaya in lahelo xasiilooni sisaasadeed oo la gaaro ka hor doorashada dalka ku soo wajahan ka hor ee Baarlamaanka iyo Madaxweynha.






From the comments