Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarmaanka federaalka Soomaaliya iyo ku-xigeenkiisa koowaad.
Halkaan Ka Akhriso qoraaka Madasha
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ahna Madaxweynihi hore ee dalka mudane Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo Madaxweynihi hore mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan daba socda shirkii maalin ka hor ay ku yeesheen xarunta Madasha Xisbiyada Qaran waxay maanta la qaateen Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal iyo Gud. Ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey.




From the comments