Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ”
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u tahay ciyaartooyda kala duwan ee dalka.
Halkan Ka Daawo Saciid Qorsheel Oo Ka Hadlay Garoonka Stadium Muqdisho