Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub
Sheeko:Baarlamaanka
Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid Eng Faysal cali waraabe iyo Dr c/raxmaan cirro ayaa maanta kulan kula qaatay magaalaga Hargeysa ee Somaliland danjiraha Midowga Yurub Nicholas Berlanga
Labada dhinac ayaa wada hadlay arrimo dhowr ah, oo ay ugu muhiiomsan tahay doorashhooyinka, kadib markii dhowaan sedex xisbi ay heshiis ka gaareen hanaan dooraashooyinka oo in badan uu khilaaf ka dhex jiray xisbiyada .
Waxaa sidoo kale kulan safiirka iyo guddoomiyeyaasha lagu soo hadal qaaday sidii Midowga Yuruib ay u kordhin laheyd misaaniyadda ay u bixiyaan arrimaha doorashooyinka oo ay bixiyaan qarashaadka ku baxa waqtigeeda.
Goobjoog News