Goobjoog

Daawo: Aas Qaran Oo Garowe Loogu Sameeyay Madaxwaynihii Hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi

Aas Qaran ayaa Garoowe loogu sameeyay Madaxwayinihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi,waxaan aaska ka qaybgalay Madaxda Jubbaland, Puntland ,Galmudug iyo sidoo kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka…

Daawo: Aas Qaran Oo Garowe Loogu Sameeyay Madaxwaynihii Hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi
Aas Qaran ayaa Garoowe loogu sameeyay Madaxwayinihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi,waxaan aaska ka qaybgalay Madaxda Jubbaland, Puntland ,Galmudug iyo sidoo kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Aaska Madaxweynihii Hore Puntland

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments