Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulmayaan xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, mid kamida kulamadoodii golaha.
Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay ka doodista doorashooyinka 2020- 2021-ka, taas oo la filaayo in ay dalka ka qabsoonto sidii uu ku dhawaaqay GMDQ.
Dooda golaha ee hanaanka doorashooyinka ayaa waxaa ay ka soo horjeedaa Shirkii magalaada Dhuusamareeb, kaas oo aan weli lagu gaarin nuuca doorasho.




From the comments